Waxaa muhiim ah in laga eego dhaqanka somalida dhanka diinta
sawiradaan waxey muu jinayaan qaab aan ku habooneen xagga aqlaaqda taas oo aan ula jeedo in ey gabar ay la dheesho wiil aan marwadiisa aheyn
amba gabdho ku hor niikiyaaan amba dhaanto wada jir niman iyo naago wada dheelaan ayadoo cawrdooda la arkaayo sida ey u nuux nuux sanayaan taas oo laga wanaag san yahay xagg diinta
hadaba wa maxay ciyaarta la soo dhaweyn karo
hadii aan ku bilaabo wiilasha waxaa jiro ciyaaro u gooni ah taas oo farabadan sida lawada ogsoon yahay
gabdhuhu ayaguna waxey qabaan mid lamid ah ku waas oo loo yaqaano buraanburiyo wixii lamidka oo u qarsoon amba meela gooban..
0 comments:
Post a Comment