Qofka muslimka waa qof uu ilaah ugu talagalay in uu uga dhigo dunida milix amba cusbo
oo ey dunido dhadhan ku yeelato waxaat moodaa in ey dunida kamaqantahay taas
sidaas ayaan u dooranay in aan idiin soo bandhigo qofka muslimka ah sidee u yahay sideena karabaa in uu noqdo
sida badan ducaada somalida kama hadlaan oo waxey ku mashquul sanyihiin fiqiga somalida dhaxdeeda arintaas xoog ayeey u socotaasax miyaa iyo sax ma ahan ma ogolo diinta iyo wey ogoshahay ayaa xoog uga socoto
qofka muslimka ah waxaa loo yaqaanaa qof nolasha ka dhacay
nolosha aan wax ku soo kordhineen
qofka muslimka ah waxaa loo yaqaaanaa meelaha qaar qof bin aadanka arga gax galsho diyaaradaha boobaa is qar xiya wax qar xiya
qofka muslimka ma ahan qof laga filaayo
wanaag
hadaba waxaan noolnahay waa cusub
oo dib unooleen ah
waxaan ka baxeena baraarugga
dadka baa diinta xoog ugu noqday jaamacada islaami aan aheen kuwa fiqiga sida azhar ee
jamacadaha qaar kooda waxaa lagu dhiganayaa wax walbo ilaah baa dhahay (Rasuulkena .scw ) ayaa yiri
turkiga ayaa lagafuray maleysiya iyo meeela badan ee dunida
waxa lagu dhiganayo waa wax walbo oo islaam ah dhaqtarnima iyo seeynis wixii lamid ah
marka waxa noogu wacan in aan soo bandhigno waa sidaas
muslimku maxuu kaga duwan yahay diimaha kale?
aduunka waxaa yaalo diimo 2bo nuuc ah mida sadaxaat waa diinta islaamka m
qofka bin aadanka maxu kaga duwan yahy xeywaanka
waxuu kaga duwan yahy xeywaanka wa caqliga
oo xeywaanku ma isweydiiyo maxuu u dhintay kan amba kaas iyo wax badan oo kale
bin aadanka waxuu raadiyaa halkee ka imaaday maaxn u imaaday hadi aan dhinto halkee tagayaa
si looga jawaabo suaalahaan waxey isku dayeen in ey ka jawabaan dad
dadkaas xaqiiqada ma heli karaa ilaa
ilaah baana gargaar siinaayay oo jawaab ka bixinaayay ileen caqliga maka jawaabi karo suaalahaas qar koot
hadii ey iska dhaga tiraan yaa siinaayay jawaabahaas
dad baa uga jawaabayay
dadka nuucaas ah waxaa ka mid ahaay nin la dhihi jiray Urosto aflatoon iyo kuwa badan
waxey radinayewn xaqiiqad halkee jirtaa
xaqiqada ey raadinaayeen waxaa ka abuurmay
diimaho diimahaa magacooda diimaha dhulka lagu sameeyay waxaana la dhahaa budisismka
qeybta kale ee qoraalkaan waan idiin soo gubin doona
wa arin loo baahanyahay in lafahmo shaqsigee larabaa
ReplyDelete