bal ka waran nin bukaan ah oo daawo aanu u qorin dhakhtar iska isticmaalay, oo weliba markii ay ka dhammaatay ula yimid dawadii cisbitaalka amba goob daawo lagu iibsho si Mise waaba daawo dumarku u qaataan hormoonada ah balsa ey jiraan daawooyinka dumurka ee hormuunada
qaar ka mid ah ey kaa soo saari karaan naasaha dumarka !!!!
hadabawaa arin u baahan in laga digtoonaado..
0 comments:
Post a Comment