Waxaan iswey diiyaa marar badan hadii laxuso maalinta latilmaamay ee uu dhashay
( NABIGEENA scw ) waa maxaay dhibka ka imaa karo ?
waxaan kaloo iswey diiyay in eey is far fiiqaan maxaa ka imaa karo wadaadad dhaxdooda ?
waxaan kaloo iswey diiyay wadaadadaan maxey hormar ah u sameeyeen umadooda ?
waxaa inoo soo baxaday marki aan si gun dheer u fiirinay in ey yihiin kuwa aana meel fog wax ka eegi jirin dunidana wax la qeybasa karin
ilaa iyo hadda wax ey soo saareen oo mufakir ah amba dunida muslimka ah amaantay lama haayo hal ruux xatta
xagga jaamacadaha islamiga ah ee la jaan qaadi karo dunida
xagga bulsho waxaa ayaduna muuqato in ey isku heystaan bisinka wuu katagay wadadgaan iyo farta ey luxaan
oo eyna wali bislaan xag diin iyo midda maadi ah aana jitin
waloo wax ey qabteen jiraann oo aan la inkiri karin
hadaba waxaan rabnaa in aan u soo jeedino talo ku aadan aragtideena
Talo soo jeedinteena waxeey tahay
1-in wax yaabaha lees la ogol yahay laga wada shaqeyaa
inta la isku diidanyahy leeskaaga cudur daartaa
2-waxaa loobaahan yahay in laga xuroobo wax yaabaha u keeni karo in ey ku kala tagaan masaail fudud sidaan horay u soo sheegnay
3-in ey ka xureeyaan dadka marki ey is arkaan muuqooda isnaceeb sameeyo labadooda oo aan mid midka kale dhowraa
sida hadii uu arko wadad suufi ah kan kale wuuba xanaaqsanyahy ayadoo wax laga haleeyay eyna jirin
4-in aan lees durin ayaduna waa muhiim
5-in leesku naxatiisto loona gargaaro dadka aan cilmiga badan laheen aan lajah wareerin
wixii talo aat ku dari kartid waa muhiim amba wixii ka qaldan wat noo soo qori kartiin mahad sanidiin..
0 comments:
Post a Comment