Recent Posts

TALOOYIN KA XALIN TA DHIBAATADA AMAAN KA MACQUUL KA AH EE COMPUTER KAADA

computer kaada  ama  PC gaada markoow u dhaqmaayo si caajiib ah (dhibaato) oo aadan raadin karin wax sabab ah oo   hab dhaqameed ka . aaladaha(computer )  qadiim ka ah  waaxaa lasameeyn jirin in lademsho  oo la shido  run ahaan tii waxa ugu horeeyo  ee  lasameeyo ayaa ahaan jirtay sidaas    taasoo ilaa hada socoto .

 sikastaba ha ahaatee taasi maxalin karto dhibaatadaada ,  saas aaw geed waxaan  eegeeynaa   xooga xirfado ah oo
  lagu xalin karo dhibaatooyin kaas, ha sababaan  malware activity ama yeena sababin.
WAXAAD  HESHAA  FIKRAD  LABAAD (XEELAD  LABAAD)
marar ka qaar antifeerus ku mahan mid  quman oo  ushaqeeynaayo sidii larabay,xiliyada qaaar waxey qaada taa in oo soo qabto  dhibaatooyin   waqti dheer,hadii  aad ka fikireeyso sistem kaada in oo dhibaato soo gaarto. hel fikrad labaad oo ka timid  antifeeyrus yada kale , isku day mid ka mid ah kuwa bilaash ka ah (free) ,bilaabista isticmaal ka  antifeeyrus yada  freega ah waxaad ka digtoonaan doontaa khilaaf ka dhacaan waxaa sababi  karo   hal mar in ee  sistem kaaada iskula jiraaan  2bo antifeeyrus,taasna ee  dhalin karto dhibaato weeyn
sidoo  kale waaxaad  isku deyi kartaa free online scanner sida 
weey wanaagsan tahay in aad ku eeg taa. sidoo kale  waxaa jiro software layiraahdo Bitdefender  ayadana waxaad  free uga heli kartaa online ka.maadaama  ee isku qaab yihii dhamaan softwares ka difaaca  computer ka . haadii   ee online  scan ka  oo soosaari dhibaato  ama  cilado computer kaada heeysto waa in aad     ka shaqeeysaa anti feeyrus kaada  si aad u wanaajiso oo uu kuugu xafido computer kaada

HUBI  PROGRAMS KA' KA SHAQEEY NAAYO START UP KA
badan kood  application ka  weey istaagaan  si xaasid nimo ah   waxeeyna u baahan yihiin in marlabaad lafuro oo lasocod siiyo markii windows ka reboot lagad dhigo,sidoo kale waxaa jiraan softwares  soo bood bood badan markii computer ka lasoo shido.hadii mid ka mid ah oo dhibaato ku tiimaado waxeey sabab  unoqon kartaa dhibaatooyin kaada. si aad  u joojiso wax yaabaha  manaa yacniga ah ee soo kacaayo  xiliga lasoo shido computer ka waxaad   ku qortaa start up  ka    qaanada yar ee wax lagu raadsho

 MSCONFIG  meeshaas oo laga jeegareeyo ama laga joojiyo waxyaabaha   computer ka  culeeys ka dhigo.

 si aad u sameeyso joojinta waxyaabaha   culeeyska ah  xiliga soo shidida computer ka  raac  talaabooyin kaan
Riix Start> ku qoro MSCONFIG kadib ENTER riix markoow kuu soobaxo  ama  double  click ku sii. dhan kasare waxaad ka eegtaa startup (Windows 8 waxaa laga galaa Task manager) waxyaabaha  meeshaas safan oo aad u jeedo waa waxyaabaha  ka socdo computer kaada dhexdiisa. wixii aad   calaamada sax da ka qaado  weey joogsa

nayaan . si aad  u joojiso waxaad calaamada saxdaa ka qaadaa softwares aad rabto in aad joojisid  ama sifudud waxaad riixdaa calaamada  Disable all kadibna waxaad riixdaa okay  kadibna waxoow ku weeydiinaa in aad restart  udirto   computer kaada .
dhibaatdii ma dhamaatay??? hadii  haa tahay  dhibaatadu waxeey ahaay   mid ka mid ah softwares kaas  aan  soo  joojinay.hadii ee jirto ciladii  meeshi kulaabo ee enable  kadhig ee restar.
ISKU DAYY IN AAD SAFE MODE
hadii oo system kaada  oo dhibaato ka heeysato dhan kagelista startup isku day in aad safe mode ku sameeyso
 computer kaada  restart udir markoow soo kacayoo waaxaad rixid ku wadaa  F8 ilaa oo kasoo kacaayo wax yar kadib waxaad arkeeysaa   qoraaka  shaashada  ee kalarada kala duwan leh kadib waxaad ka eegtaa  safe mode with networking . kadibna waxaad riixdaa  Enter.

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment