Ilaa iyo hadda waxaa la arkaa gudiga culumada somaliyeet ayadoo la aqoon meeshi lagu doortay iyo ciddii dooratay
hadaba su aashu culumada somaliyeeet wey badan yihiin weyna farqiya duwan yihiin kuwaan waa kuweee
hadda joogo yeeyna ku abtirsadaan
mayihiin kuwa matali karo dhamaan culumada somaliyeeet...
0 comments:
Post a Comment