Recent Posts

Maxey u jecelyihiin dadka soomaaliyeet dag daga?

Sida la wada og soon yahay qof walbo oo somali ah amba inta ugu badan dadkeena waa dad aan wax sugista ku adagtahay

ma aqaaani waxa kalifaayo arintaan lakin hadii aan aragtideyda gaaban ku eego

waxa sababay malasoo koobi karo lakin hadii aan hal ka dhaho waxaan qayaasaynaa in aanu nahay dad aan jecleen nadaam aan is ixtiraamin dhaxdeena
ayadoo laga yaabo hadii uu na dhax ruggo ruux ajinabi aan ilaalino nadaamka 

iyo jaahilnimada oo nagu ilma dhashay dadkeena wax bartay qaarkooda oo u dhaqmo siyaabo aan ka tarjumeen qofka wax baraty

iyo wadaadadeena qaar kooda aan si fiican aqlaaqda kamilka u  barin umadda somaliyeet hadey arkaana ka gaabsado..

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment