Recent Posts

Diini: Waan Ognahay Dagaalka Shabaab & ISIS

Wasiirka waxa uu sheegay in khilaafka iyo dagaalka labadan koox uu salka ku hayo afkaaraha guracan ee xagjirnimada.

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdiqaadir Cali Diini oo waraysi gaar ah siiyay idaacad somaliyeet ayaa sheegay in dawladiisa ay ka warhayso dagaalka u dhexeeya Al-Shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya.

ayaa horey u werisay iska hor-imaadyo dhowr ah oo dhex maray xubno doonayey inay ka goostaan Shabaab, kuna biiraan Daacish iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo dhowr maleeshiyo lagu dilay.

Wasiirka waxa uu sheegay in khilaafka iyo dagaalka labadan koox uu salka ku hayo afkaaraha guracan ee xagjirnimada, islamarkaana dawladdiisu aanay marna u ogolaan doonin kooxda Daacish iyo agagixisada in ay fikradahooda ka dhaqan galiyaan dalka Soomaaliya.

ayaa ugu horrayn waydiiyay waxa ay salka ku hayaan dagaalada ka dhexqarxay Kooxda Al-Shabaab ee ku muransan in loo xuubsiibto Daacish iyo in wali lagu sii jiro Ururka Al-Qaacida.

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment