Recent Posts

Shaqsiyada muslimka ah waa sidee ? sideena larabaa in uu noqdo qofka muslimka ah

Qofka muslimka waa qof uu ilaah ugu talagalay in uu uga dhigo dunida milix amba cusbo
oo ey dunido dhadhan ku yeelato waxaat moodaa in ey dunida  kamaqantahay taas
sidaas ayaan u dooranay in aan idiin soo bandhigo qofka muslimka ah sidee u yahay sideena karabaa in uu noqdo


sida badan ducaada somalida kama hadlaan oo waxey ku mashquul sanyihiin fiqiga  somalida dhaxdeeda arintaas xoog ayeey u socotaasax miyaa iyo sax ma ahan  ma ogolo diinta iyo wey ogoshahay ayaa xoog uga socoto

qofka muslimka ah waxaa loo yaqaanaa qof nolasha ka dhacay
nolosha aan wax ku soo kordhineen
qofka muslimka ah waxaa loo yaqaaanaa meelaha qaar qof bin aadanka arga gax galsho diyaaradaha boobaa is qar xiya wax qar xiya 

qofka muslimka ma ahan qof laga filaayo
wanaag

hadaba waxaan noolnahay waa cusub
oo dib unooleen ah
waxaan ka baxeena baraarugga 

dadka baa diinta xoog ugu noqday jaamacada islaami aan aheen kuwa  fiqiga sida azhar ee
jamacadaha  qaar kooda waxaa lagu dhiganayaa wax walbo ilaah baa dhahay (Rasuulkena .scw ) ayaa yiri
 turkiga ayaa lagafuray maleysiya iyo meeela badan ee dunida

waxa lagu dhiganayo waa wax walbo oo islaam ah dhaqtarnima iyo seeynis wixii lamid ah
marka waxa noogu wacan in aan soo bandhigno  waa sidaas

muslimku maxuu kaga duwan yahay diimaha kale?

aduunka waxaa yaalo diimo 2bo nuuc ah mida sadaxaat waa diinta islaamka m

qofka bin aadanka maxu kaga duwan yahy xeywaanka
waxuu kaga duwan yahy xeywaanka wa caqliga
oo xeywaanku ma isweydiiyo maxuu u dhintay kan amba kaas iyo wax badan oo kale

bin aadanka waxuu raadiyaa halkee ka imaaday maaxn u imaaday hadi aan dhinto halkee tagayaa

si looga jawaabo suaalahaan waxey isku dayeen in ey ka jawabaan dad 

dadkaas xaqiiqada ma heli karaa ilaa 

ilaah baana gargaar siinaayay oo jawaab ka bixinaayay ileen caqliga maka jawaabi karo suaalahaas qar koot


hadii ey iska dhaga tiraan yaa siinaayay jawaabahaas
dad baa uga jawaabayay

dadka nuucaas ah waxaa ka mid ahaay nin la dhihi jiray Urosto aflatoon iyo kuwa badan
waxey radinayewn xaqiiqad halkee jirtaa
xaqiqada ey raadinaayeen waxaa ka abuurmay
diimaho diimahaa magacooda diimaha dhulka lagu sameeyay waxaana la dhahaa budisismka 

qeybta kale ee qoraalkaan waan idiin soo gubin doona


Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

1 comments:

  1. wa arin loo baahanyahay in lafahmo shaqsigee larabaa

    ReplyDelete