Recent Posts

Sidee u aragtaa farshaxanka caanka ah ee somaliyeet sida uu wax u cabiro

Dad badan ayaa waxeey qabaan aragtida qaar in uu ku saxan yahay
dhanka kale marki loo eego waxaa   lees dhihi  karaa in uu cabirkiisa dul dhigo dad uu asiga aamin san yahay in ey wax ka badali karaan  lakin dadka waxey isla dhax maraan in ey wax la qoro iyo wax la sheego eyna wax ka badali karin sida uu qabo dad ry ka mid yihii Dr.Ahmed shiidka waxaan hubaal ah in ey ka fiicnaa laheet in uu ku daro wax qabat lataaban karo magalada uu ka soo jeedo xatta in uu wax ka badalo.

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment