horay ayaa waxaa loo yiri bini aadamka hadii lasiiyo aduunyada barkeeda waxuu damcaa qeybta kale
dadkii somaliyeet waxeey u nugulyihiin in ey wax kasto oo dhib ah ku dhacdo hadane waxa kaliyah oo aay uga badbaadi karaan waa dowlad nimo waxaat arkeysaa dad ey dhibeyso dowladnimada somaliya
hadaba maxaan ku tilmaami karanaa dadka ey dhibto dowlad nimada somaliyeet
dadbaa aaminsan in ey dowladnimadu lugaha heystaan dowladaha shisheey o ay ka mid yihiin Ethiopia iyo Kenya
lakin waxaa jiro qaar kale oo aan ka mid ahay
waxey aamin sanyihii in ey dowladnimadu ka kici la'dahay somalida qaarkooda.
0 comments:
Post a Comment