Ilbaxnimadu waxaa horay u sheegay sadax dugsi oo kala ah
1-Dugsiga ibnu khalduun
2-Dugsiga faransiiska iyo ingiriiska
3-Dugsiga jarmalka
4 Dadkaloo farabadan.sida Sayid khudub (RH)
1 Hadii aan ku bilaawno dugsiga F .E waxey isku dhax daraan dhaqanka iyo hormarka waxey dhaqanka
bin aadanka wax masameyn karo bir hadii uuna dhaqankiisu ilbixin
waxey aamin sanyihiin malakalasaari karo labadaas midbaa mid u gogol xaartaa sidas ayeey qabaan
hormarkasto oo dhaco waxaa ka horeyso hormar dhaqan
dhaqanka ayaa sameeyo xadaarad xadaarada ayaa sameyso birta
2Jarmalk waxy kala saaray dhaqanka iyo ilbaxnimada
dhaqanka waxuu ka hadlaa sidee bulsho u nooshahay ilbaxnimo wax ey bulsho sameyso ey ku soo kor dhiso
wax walbo oo cusub oo lagu soo kordhiyo bulsho waa ilbacnimo
3 Ibnu khalduun ilbaxnimada asigoo ka jawaabaayo waxuu yiri
dadka baadiyaha dagaa waxa ey ku socdaan waa in ey dagaan
noloshooda waa socod meesha uu hilaac ka arko ayuu adaa dagaa markaas marka waxey leeyihiiin dhaqan
ilbaxnimada waxaa sameeyo dad dagan magaalo
ilbaxnimada waxey bilaabataa marka ey wax abuuraan mid fikir mid alaab mid dhaqan
sidaas darteeda qofkii ugu horeyay bin aadan ah ilbaxay waa nabi aadan ileen ilaah baa ku dhahay
aadan waxaan barnay magacyada dhamaan
Sayed khudub (R H) asigane waxuu yiri ilbaxnimadu waa islaamka
waxa la wey diiyay gaalada ma ilbixin miyaa
waxuu ku jawaabay
wuu bar bareeyay ilbaxnimadu reer kalbeetka waxaa ka maqan cadalad dhaqanka wanaag san iyo wax yaaba aat u fara badan oo diinta tilmaamtay
maalig bin nabi aabihii ilbaxnimada
ilbaxnimada waxey u baahantahay 3dax sheey qofkii helaa muslim amba gaal waa il bax
1 dhul dagan waa in la helaa uqalmo in ey ka dhici karto ilbaxnimo
2 waa in la helaa qofkii sameynaayay ilbaxnimo aaminsan in uu yahay qof wax abuuri karaa
ilbaxnimada saxda ah ayadoo ka gun dheer waan idiin soo watnaa in sha allah
mahad sanidiin
W/Q Ahmed yare waxaan ka soo guuriyay sh. cabdi rahman basheer
Waa maqaal dhaxal gal ah meel wanaagsan ayaad wax m qortay Waan kuu mahad celinayaa.
ReplyDeletemahad sanid mudane A.rizak
ReplyDelete