1 waxaa ugu horeeyo af carabiga kaas oo soo dhax marao diinta
lakin waxey wadaada iska in dha tiraannin ey u raadiyaan erayo qaar oo ey dhahaan af somaliga malagu haayo waxaan ka.mid ah erayga ladhaho
fiqiga
musdalax
iyo erayo badan oo ey adegsadaan wadadada iyo dadka kake somalida
hadii aat wax ka sheegtid afka carabuga ayaa
waxaa dhici karto in aat dagaal.laguugu soo qaado
2waa afka ingiriiska oo nooga imaaday xagga hor marka amba ilbaxnimada kaas uu ku ah halis weyn afkeena
umadda somaliyeet oo ey u arkaan in uu ilbaxnimo ka helaayo afka ingriiska amba uu wax dheer yahay afafka kale
iyo wax yaabo badan halkaan aana ku soo koobi karin
0 comments:
Post a Comment