Waxaa soo baxay dad la dhaho quraaniyiin oo halis ku ah dadka muslimiinta
imaam banaaa walalkiisa ayaa ka mid ahaay hadda wuu dhintay
waxaa jiro kuwa somali ah oo ka mid ah kuna nool reee galbeetka
qaarbaa waxey dhaheen sunaha waa laga maarmaa
waxey dhahen
kuwaas sidaas dhaheen waxey iska indha tireen aayada cad cad
kuwa sidaas dhaheen waa gaalo
sidee sunada looga difaacaa dadka rer galbeetka ah
hadii aan qur aan ka weerarno wey nagu ka cayaan muslimiinta marka si aan u burburino dinta islaamka waxaan mareenaa
afar jaran jaro ayaan mareena sidaas darteeda ayaa lo sameeyay afartaan
1-culumada ayaa la caaynayaa wa sacudi waa hindi waa somali
2-marka xigga fiqiga ayaa laguu caynayaa imam shaafici waqtikii labraaci jiray dameeraha waaye hadda wax maka qabanayo hormarka
3-sunaha in uu dhahay iyo in kale lama hubo (N M scw)
4-kadibna waa quraanka
marka waa muhiim in aat wax ka ogaato qoladaas caayso shuyuukhda waaweyn oo lo qiray in ey yihiin culumada islaamka ah kuwa ugu.
0 comments:
Post a Comment