Recent Posts

Booliska Faransiiska oo aqoonsaday qofkii saddexaad ee fuliyay weerarkii Tiyaatarka Bataclan


Abdelhamid Abaaoud oo ahaa ninkii abaabulay weeraradaas ayaa la dilay shan maalmood kadib weeraradii Paris, markii Ciidamada Booliska ay ugu dhaceen guriga uu ka degenaa duleedka Paris.

Goor sii horeysay ayaa waxaa la shaaciyay in Abaaoud uu ka baxsaday isku day la doonayay in lagu soo xiro bishii Janaayo, isagoo ku sugnaa magaalada Athens ee dalka Greece.

Weeraradii Paris lagu qaaday ayaa waxaa ku dhintay 130-ruux oo lagu dilay goobo kala duwan, waxaana uu ahaa dhimashadii ugu badneyd ee Faransiiska soo marta tan iyo dagaalkii labaad ee Adduunka.

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment