Recent Posts

Maxuu u haayaa umadda maanta ? aminarts? !!!!

Maah maah somaliyeet ayaa waxeey cabireysaa farshaxanka caanka ah ee amin arts siduu wax u cabiro iyo dadka kale ee la midka ah

maah maah daas oo dhaheyso (ratiyahoow nin aan ku furi doonin yuu ku rarin)
marka dadka wax dhaleeceeyo waxaa laga sugaa in ey dhaleeceenta soo raaciyaan xalka ku aadan dhaleeceyntaas

waa aragtideeyda ku aadan dadka wax dhaleeceeyo oo ceebeeyo mar walbo.

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment