Recent Posts

Muqdisho: Sarkaal Nabad-Sugid Ahaa Oo La Dilay 17 hours ago

MUQDISHO — 

Sarkaal ka tirsanaa hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Soomaaliya, ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Maxamed Cabdullaahi ayaa ku geeriyooday qarax loogu soo xirey gaarigiisa, oo qarxay isaga oo marayay nawaaxiga saldhigga degmada Waaberi.

Qaraxyada noocan oo kale ah ee lagu xiro baabuurta saraakiisha dowladda, ayaa ku soo kordhayay magaalada Muqdisho muddooyinkan dambe, kuwaa oo mas’uuliyiin badan lagu dilay, qaarna lagu dhaawacay

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment

0 comments:

Post a Comment